The Cong. of Nairobi July 15, 2013: The Cong. of Berlin (13 July 1878), (Kooxda u Tashtey konfurata Somalia in ay Qeyb sadan).

  Wednesday July 17, 2013 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
The Cong. of Nairobi July 15, 2013: The Cong. of Berlin (13 July 1878), (Kooxda u Tashtey konfurata Somalia in ay Qeyb sadan).
Beryahaan ololihii ka socday wadamada deriska ay horboodayeen siyaasiyiin somali oo horey wax uga keeni waa hogaanka dalka siyaasad xumo boob dhaca mooye ayagoo gaashaanbuur la noqday dowlada kenya oo rabta siyaasado guracan oo qaawan in ay ka fuliso somali iyadoo adeegasaneeyso dad somali iyo magaca AMISOM dadka ololaha horboodaya oo ku eedeeyey dolwada somali arimaha dhowr ah sida amni daro iyo in ay yihiin koox xukunka isku ekeeyay ee afduubtay hadaba kooxdaan shalay Grand Regency Hotel kaga dhawaaqay guddi badbaadinta qaranka somaliyeed ololaha noocaan ah ee waalida waxgarshada ka fok marka la eego xaaldaha dadka iyo dalka somaliyeed ay ku suganyihiin dikradaha noocaan ah ee ka fago dano somaliyeed ayaa dadka horbooday waxaa ka mid

1-Shariif Sheikh Axmed
2- Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke
3- C/wali Maxamed Cali Gaas
4- Prof. Cali Maxamed Geedi
5- prof .Cali Khaliif Galayr
6- Shariif Xasan Sheekh Aadan
6- Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe)
7- Prof. Maxamed Cabdi Gaandi
8- Axmed Moalim Fiqi
9-C/wahaab Ugaas Khaliif
1o- Yusuf Garaad Cumar
11- Dr.Cabdi Raxmaan Macalin Baadiyow
12- C/raxmaan Faroole
13- Dr.Cabdi Raxmaan Macalin Baadiyow
14-Cabdi Samad Macalin Maxamuud
Xildhibaano Keenyaan ah:
1-Diiriye Cabdullahi Maxame,
2-Maxamed Shidiye iyo Ilyaas barre Shiil.

N.B:
Markaas firisid Mgacayadaan hal ku qoran kuma jiro hal qof ka soo jeedo koonfurta Somalia. Geedigooda dadka halkaan ku jiro waa Dulboob u socda. Shirkaan. Wuxuu la midyahey The Congress of Berlin (13 June – 13 July 1878, oo Africa lagu qeyb sadey. Ragana waxey gocandsadeyn in qeybsadaan Konfurta Somalia.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS