Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugulle oo maanta lagu aasay Hargeysa+Sawirro – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Thursday January 14, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Allaha u naxariistee Abwaan Cali Sugule Cigaal ayaa maanta lagu aasay magaalada Hargeysa.

Maydka Abwaan Cali Sugule ayaa saaka laga dejiyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa kaddibna waxaa loo gelniyay qubuuro ku yaala duleedka magaaladaasi.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo dadweyne faro badan ayaa ka qeybgalay Allaha u naxariistee aaska abwaan Cali Sugule.

Allaha u naxariistee abwaan Cali Sugule ayaa ku geeriyooday dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, waxaana geerida abwaanka ka tacsiyeeyay madaxda Qaranka.

aaska-cali-sugule-1aaska-cali-sugule-3aaska-cali-sugule-4aaska-cali-sugule-5aaska-cali-sugule-6aaska-cali-sugule-7aaska-cali-sugule-8aaska-cali-sugule-11

Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS