Gudoomiyaha degmada baydhabo ahna duqa magaalada mudane Cabdullahi Cali watiin iyo kan gobolka Bay Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa waxa ay manta dhagax dhigeen wado dhirirkeedo yahay 500 mitir oo dhaxmerto magaalada Baydhabo xaafadaheeda Xafad ka mid ah gaar ahaan Xafada Isha.
Monday December 14, 2015 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Gudoomiyaha degmada
baydhabo ahna duqa magaalada mudane Cabdullahi Cali watiin iyo kan gobolka Bay
Cabdirashiid Cabdullahi Maxamed ayaa waxa ay manta dhagax dhigeen wado
dhirirkeedo yahay 500 mitir oo dhaxmerto magaalada Baydhabo xaafadaheeda Xafad
ka mid ah gaar ahaan Xafada Isha.
Mashruuca dib looga dhisayo wadada ayaa waxaa maalgaliye dowlada ingiriiska
ayada oo ay shirkad maxali ahna dhisayso sidoo kale Iskaashatada Gaadiidka
degmada Baydhabo ayaa waxa ay balan qaadeen inay dhismaha wadada ka gaysan doonaan
intii karaankoda ah ayaga oo gaar ahaan ka qeyb qaadanayo soo daabulida Carada
Iyo Dhagxaanta wadada lagu dhisayo, waxaa wadadaan laga dhigayaa Laami oo ay
markeedii horeba ahaan jiray.
Gudoomiyaha
degmada baydhabo ayaa waxa uu xooga saaray tan iyo markii lamagcabay wax ka
qabashada Arimaha Bulshada isaga oo kaashanayo bulshada magaalada Baydhabo
,gudoomiyasha Xaafadaha, ganacsatada iyo maamulka Gobolka Bay.
Gudoomiyaha degmada baydhabo ahna duqa magaalada mudane
cabdullahi cali watiin iyo gobolka bay kan cabdirashiid cabdullahi maxamed ayaa
waxa ay manta dhagax dhigeen wado dhirirkeedo yahay 500 mitir oo dhaxmerto
magaalada baydhabo xaafadaheeda xafad ka mid ah gaar ahaan xafada isha.
Mashruuca
Dib looga dhisayo wadada ayaa waxaa maalgaliye dowlada ingiriiska ayada oo ay
shirkad maxali ahna dhisayso sidoo I iskaashatada gaadiidka degmada baydhabo
ayaa waxa ay balan qaadeen inay dhismaha wadada ka gaysan doonaan intii
karaankoda ah ayaga oo gaar ahaan ka qeyb qaadanayo soo daabulida carada iyo
dhagxaanta wadada Lagu Dhisayo, waxaa laga wadadaan dhigayaa laami oo ay
markeedii horeba ahaan jiray.
Gudoomiyaha
degmada baydhabo ayaa waxa uu xooga saaray tan iyo markii lamagcabay wax ka
qabashada arimaha bulshada isaga oo kaashanayo bulshada magaalada baydhabo,
gudoomiyasha xaafadaha, ganacsatada maamulka iyo gobolka bay
NO COMMENTS