Suxufiyiinta ku nool B/weyne oo maanta doortay Hogaan Cusub”Sawirro”

  Friday December 25, 2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

uxufiyiinta ka howlgala Warbaahinta Maxaliga ah iyo mida Caalamka ee wakiilada ku leh Gobalka Hiiraan ayaan Maanta Magaalada Baledweyne ku doortay hogaan cusub Gudoomiye,Gudoomiye ku xigeen iyo Xoghayn.

74 Suxufi oo kulanka soo xaadiray ayaa cod gacan tag ah waxaa ay ku doortay madaxda mudada 12ka bilood ee soo socota.

Jamaal Cali Cabdi,Cismaan Aden Careys iyo Saadaq Cumar Carte ayaa waxaa ay isu soo taageen Qabashada Xilalka Gudoomiyaha ku xigeenkiisa iyo Xoghayaha Ururka.

Wariye Jamaal Cali Cabdi oo u taagnaa xilka Gudoomiyaha Ururka ayaa wuxuu helay 40 Cod Cismaan Aden Careys oo Gudoomiye ku xigeenka u taagnaa wuxuu helay 34 Cod halka Saadaq Cumar Carte uu u sharaxnaa Xogheynta uu helay 22Cod.

Doorashada oo aheed mid ay si weyn uga soo qeybgaleen Wariyaasha ka howlgala Magaalada Baledweyne ayaa waxaa soo dhaweyay Maamulka Gobalka oo ku tilmaamay talaabo ay saxaafada hore u qaaday.

Waa markii ugu horeyay ee saxaafada Gobalka Hiiraan ay yeelato hogaan ay ku mideysantahay.

Gudoomiyaha Cusub ee suxufiyiinta Gobalka Hiiraan Jamaal Cali Cabdi ayaa goobta ka balan qaaday in uu tababro xirfadooda sare loogu qaadayo u furi doono Gabdhaha iyo Wiilasha Dhawaan ku soo biiray Saxaafada ee doonaya in xirfada suxufinimo ku soo biiraan.

Wariyaasha (1)

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

????????????????????????????????????

Wariyaasha (14)Wariyaasha (15)Wariyaasha (18)

Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS