Dayactirka Xarunta Wakaaladdii Hindisaha Soomaaliyeed
Views: 4940
Monday December 14, 2015 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

--------------------------------------------------------------------------
Wakalada waxaa lagu dayactirayaa Ololaha Dalkaaga Dhiso.
Asaaskii Aqalkii weynaa oo qadiimka ahaa, waa asaaska mustaqbil farxad leh oo ah Asaaska dib u dhiska Qaranka. Hadeer Asaaskaas waa Dhulsaarney dhagax kale ilaa u ka dhamystirmo Xafiiska-Wakaaladdii Hindisaha SOOMAALIYEED.
Qofkasta Soomaali ah oo doonaayo in uu ka qeyb qaato Diyactirta Wakaalada waan soo dhaweyneynaa.
Wadaankeena Annaga waa in aan dhisanaa.



NO COMMENTS