Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada oo fasaxday Shaqaalaha Soomaaliyeed maalinta birri ah” Dhagayso”

  Tuesday December 22, 2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshadaayaau fasaxday Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ah maalinta birri ah oo ku beegan Dhalashadii Nabigeena Muxamed NNKH.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Liibaax Ibraahim ayaa Radio Muqdisho u sheegay in dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa gaarka ahba ay fasaxan yihiin maalinta birri ah oo ku beegan 12 ka Bisha Mowliidd oo ah markii uu dhashay Nabigeena Muxamed NNKH,

Waxaanu sheegay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada in iyadoo wasaaradda weyneyney Munaasabadda dhalashada Nabi Muxamed NNKH ay u fasaxday Dhamaan Shaqaalaha Soomaaliyeed si muunasabadaas ay uga wada qayb qaataan.

Halkaan ka dhagayso hadalka Wasiir ku xigeenka.Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS