Guddoomiye Jawaari: Mowluudka waa maalinta qaranka

  Friday December 25, 2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

yadoo lagu guda jiro munaasabadaha loogu dabaal dagayo dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya waxaa uu sheegay in maalinta uu dhashay nabigeena Muxamed NNKH ay noqon doono maalin fasax ah guud ahaan wadanka.

Gudoomiye Jawaari oo ka qeybgalay mid kamid ah munaasabadaha lagu xusayay mowliidka oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya maalinta bisha Rabiicul Awal ay 12-ka tahay loo aqoonsaday maalin fasax ah.

“In maalinta mowluudka uu noqdo maalin kamid ah ciidaha qaranka Soomaaliyeed, bisha uu dhashay nabigeena Muxamed NNKH waxaa u bixinay mowluud waana ummadda kali ah oo magacaa u taqaano” ayuu yiri Jawaari.Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS