![]() |
Dayactirka Xarunta Wakaaladdii Hindisaha Soomaaliyeed
Monday December 14, 2015 - 22:31:03
![]() -------------------------------------------------------------------------- Wakalada waxaa lagu dayactirayaa Ololaha Dalkaaga Dhiso. Asaaskii Aqalkii weynaa oo qadiimka ahaa, waa asaaska mustaqbil farxad leh oo ah Asaaska dib u dhiska Qaranka. Hadeer Asaaskaas waa Dhulsaarney dhagax kale ilaa u ka dhamystirmo Xafiiska-Wakaaladdii Hindisaha SOOMAALIYEED. Qofkasta Soomaali ah oo doonaayo in uu ka qeyb qaato Diyactirta Wakaalada waan soo dhaweyneynaa. Wadaankeena Annaga waa in aan dhisanaa. ![]() ![]() ![]() |