Khilaaf xoogan oo kadhex jira Hey’adda Nissa madaxdeeda
Views: 3069
Friday July 20, 2018 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Sidoo kale waxaa taliye XuseenCismaanXuseen uu burburiyay xafiiisyadii ku xigeenada koobaad iyo labaad ee NISA Jaamac & Abdalla Abdalla, isla markaana amar kubixiyay in la xirxiro ilaaaladooda iyo shaqaalaha xafiiiskooda.
Sida aad ku aragtaan muuqaalka hoose waxaa ay marqaati u tahay sida loo galay xafiisyadii ay ku shaqeynayeen ku xigeenada koobaad iyo labaad ee NISA.
Warkan ayaa sheegaya in ay xurguf hoose dhex martay taliyaha Hey’adda Nabad Sugigga Xuseen Cismaan Xuseen iyo kuxigeenadiisa oo kala ah Abdala Abdalah iyo Jaamac khilaafkaas oo keenay in laburburiyo xafiisyadii ay ku shaqynayeen.]


NO COMMENTS