Xaaladdii deg-degga aheyd oo laga qaadey Turkiga

  Thursday July 19, 2018 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
turkiga Xaaladdii deg-degga aheyd oo laga qaadey Turkiga

Dowladda Turkiga ayaa qaaddey xaaladdii deg-degga aheyd ee mudada saarneyd dalkaas kaddib markii dib loo doortay Madaxweyne Erdogan.

Madaxweynaha dalka Turkiga ayaa rumeysan in la joogo xilliyadii horumarka iyo adkeynta midnimada dalka Turkiga, macdamaa madaxweynuhu uu helay awood ka dheeri ah hey’adaha kale ee Dastuuriga ah, tan oo fursad u siineysa Erdogan in uu jebiyo derbiyadii hortaagnaa mudada dheer.

Mudada xaaladda degdegga aheyd waxaa shaqada laga eryey dad badan oo dowladda u shaqeynayey, halka kummaanaan kale xabsiyada la dhigay, kuwaas oo taageeray afgebigii dhisicoobey 15- July 2016-kii.

Isbaddello la tabban karo ayaa ka socda dalka Turkiga, taas oo ay ugu horreyso dhinaca horumarka.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS