VIDEO Dekadii Hobyo oo La Dhagax Dhigay iyo Wada Gash Ethiopia

  Tuesday January 23, 2018 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
Dekadii Hobyo oo La Dhagax Dhigay iyo Wada Gash Ethiopia

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goor dhow gaaray degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.

Madaxweyne Farmaajo ayaa dhagax dhigay Dekeda ay yeelaneyso Degmada Hobyo, taasoo ah deked istiraatiiji ah.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay wado isku xirta Hobyo iyo Caabudwaaq, taasoo noqon doonta Kastamka.

Dhismaha Dekeda Hobyo ayaa muhiim u noqon doona Deegaanada Galmudug iyo gobolada kale ee bartamaha Soomaaliya, waxaa kaloo ay muhiim u tahay Itoobiya oo noqon karta meelaha ugu dhow ee ay wax kala soo degi karto, maadaama Itoobiya aysan laheyn Deked.


NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS