DAAWO VIDEO:- WEFTIGII MAANTA GAARAY MAGAALADA BARAAWE WAXAA SOCTO QABAQABADII GUURISTII MAMULKA KGS

  Wednesday January 17, 2018 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
DAAWO VIDEO:- WEFTIGII MAANTA GAARAY MAGAALADA BARAAWE WAXAA SOCTO QABAQABADII GUURISTII MAMULKA KGS

Degmada Baraawe Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Waxaa Gaarey Masuulin Katirsan Maamulka KGS Oo Uu Ugu Horeeyo Gudoomiyaha Baarlamaanka KGS Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye Iyo Wasiirka Wasaarada Aminga Xasan Xuseen Maxamed (Elay) Wasiiro Kale Xildhibaano Iyo Masuulin Kale.

Masuulintaan Ayaa Waxaa Si Weyn Ugu Soo Dhaweeyey Guroonka Diyaaradaha Degmada Baraawe Maamulka Degmadaasi Odiyaasha Dhaqanka Sarakiisha Ciidamada Soomaaliya Iyo Sarakiisha Midowga Afrika Ee Amison Iyo Masuulin Kale.

Ugu Horeen Waxey Kulan Laqateen Maamulka Degmadaasi Baraawe Iyo Sarakiisha Labada Dhinac Ee DFS Iyo Amisim Waxaana Warbixin Laga Siyey Amniga Guud Ee Malagada Iyo Degaanada Kale Ee Kusoo Dhow Saraakiisha Waxey Shegeen In Amniga Uu Yahay Mid Lisku Haleen Karo.

Ugu Horeentii Wasiirka Wasaarada Amniga Maamulka KGS Xasan Xuseen Maxamed (Elaaye) Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Sandkaan 2018 Wasaradiisa Ay Qaadi Doonto Howlgalo Ka Dhan Ah Sidii Ay U Adkeyn Laheed Guud Ahaan Amniga Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya Asigoo Sarakiisha Amisom Kadal Badey In Ay Kordhiyaan Howgalada Safeynta Ah Ay Ka Wadaan Guud Ahaan KGS.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Dib Uheshisiinta Dowlad Goboleedka KGS Maxamed Madoowe Nuunow Maxamed Ayaa Waxaa Uu Sharxay In Uljeedkiisa Uu Yahay Sidii Degmada Baraawe Ay Ugu Dhaci Laheed Doorasho Qof Iyo Codkisa Ah Oo Lagu Soo Dooranaayo Gudoomiayah Cusub Ee Degmada Baraawe Isagoo Sheegey In Mudooyinkaan Nagu Soo Aadan Degmada Laga Rabo Iney Kadhacaan Doorashada Gudoomiyaha Iyo Golaha Degaanka.

Gudoomiayaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye Ayaa Sharxey Safarkooda Iyo Uljeedka Ay Ugareen Degmada Baraawe Oo Ah Caasimada Dowlad KGS.

HALKAAN KA HOOSE DAAWO MUQAALKA

W/Q/Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS