Daawo Sawirada'' Khasaarihii maanta ka dhashay Qaraxii ka dhacay Maqaaxi kutaala Agagaarka Xarunta G/Banaadir
Views: 3962
Monday April 11, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Qaraxa oo ahaa mid saameyn xoogan ku yeeshay dadka shacabka ahaa ee ka agdhawaa Xarunta dhexe ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh sida aan wararkeena hore ku sheegnay.
Qaraxa oo ay ku dhinteen 5-qof ayaa waxaa sheegtay mas'uuliyadiisa Xoogaga Alshabaab oo khasaarahaasi cagsigiisa sheegay mid kabadan.
Alshabaab ayaa sheegtay in Qaraxa ay ku dileen Ciidamo ka kala kooban Hay'adaha amaanka dalka walow aysan sheegin tiro cayiman.

WAXAA IDIN SOO DIYARIYEWAARKAANI
WARIYE CABDUL QAADIR JOOKAR
NO COMMENTS