11-ka Janaayo oo ka mid ah maalmaha astaanta u ah Soomaaliya (Dhageyso Faalo arrintaasi ka hadlaysa) – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3642
Monday January 11, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Maanta oo ah 11 bisha Janaayo, waxaa ay ku asteysan tahay maalintii uu dhacay dagaalkii loogu magac daray “Hanoolaato” kaas oo dhex maray gumeystihii Talyaaniga iyo Dhallinyaradii Gobanimo doonka Soomaaliyeed ee SYL sanadkii 1948.
Faaalo arrintan ku saabsan oo uu soo diraayiyay Tifaftiraha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Abuukar Xaaji Goob-doon ayaa kaga hadlay maanta oo kale markii dhallinyaradii SYL ay u istaageen inay iska dulqaadaan heeryada gumeystihii Talyaaniga
Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS