Daawo Sawirada'' Wasiiro ka tirsan Dowlada Somalia oo maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Bosaso
Views: 3738
Wednesday January 06, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Wafdiga ayaa waxaa hogaaminaayay Cali Axmed Jaamac Jengeli oo ah wasiirka duulista hawada ee dowladda Soomaaliya waxaana kamid ahaa Wasiirada kale wasiirka xanaanada xoolaha Soomaaliya Saciid Xusseen Ciid iyo Xildhibaano dhowr ah.
Wafdiga ayaa waxaa garoonka kusoo dhaweeyay Sodomeeyo shacab iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland waxa ayna halkaasi ku gacanqaaden dhammaan dadkii ku soo dhaweeey magaalada Bosaso.
Socdaalka Wafdigaani ayaa ah mid la xiriira ka qeybgalka xafladda xarig ka jaridda garoonka magaalada Bosaso.
Masuuliyiintaasi ayaa lagu wadaa in maalmo ay ku nagaan doonaan magaalada Bosaso.










Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS