Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee dalka Suudaan oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Cabdiraxmaan – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3800
Wednesday January 06, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Qaar Kamida Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee dalka Sudaan ku nool ayaa ka Tacsiyeeyay Geerida Ugaas Abdiraxmaan Ugaas Khaliif oo shalay lagu aasay Deegaanka Halgan ooka tirsan gobolka Hiiraan.
Aqoonyahannadaan oo ka mid ah kuwa wax kabarta dalka Suudaan ayaa Uga Tacsiyadeeyay Ehelladii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif, iyagoo sheegay in Ugaas ku uu ahaa Ruux Jecel Samaha iyo Nadbadda taasna ay ka dhigneed doorkii uu bulshadiisa ku lahaa.
Shalay Ayaa Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif lagu Aasay Gobolka Hiiraan gaar ahaan
Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS