Dhageyso Danjire Nicholas Key oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii xafiiskan madax ka noqday”Dhagayso”
Views: 3879
Wednesday December 23, 2015 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Key oo waraysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho, ayaa ka haddlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya iyo howlaha u qabsoomay xafkiisa UNSOM tan iyo markii xilka uu qabtay 2013-ka.
Wariyaha Radio Muqdisho Cabdishakuur Axmed Cali ayaa wareystay danjire Nicholas Key
Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar
NO COMMENTS