![]() |
Dhageyso Danjire Nicholas Key oo ka hadlay xaaladda Soomaaliya tan iyo markii xafiiskan madax ka noqday”Dhagayso”
Wednesday December 23, 2015 - 14:20:17
![]() Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Key oo waraysi gaar ah siiyay Radio Muqdisho, ayaa ka haddlay arrimo dhawr ah oo ay ka mid tahay xaaladda Soomaaliya iyo howlaha u qabsoomay xafkiisa UNSOM tan iyo markii xilka uu qabtay 2013-ka. Wariyaha Radio Muqdisho Cabdishakuur Axmed Cali ayaa wareystay danjire Nicholas Key Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar |