Buulaburde oo laga taageeray Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan
Views: 4348
Tuesday December 22, 2015 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan ayna ka qayb galeen Mas’uuliyiinta Maamulka Degmada ayaa lagu qabtay Magaalada Buuleburde.
Guddoomiyaha Degmada Buulaburde Cismaan Geeddi Cilmi ayaa sheegay in ka Maamul ahaan ay taageer sanyihiin Guddoomiye Yuusuf Axmad Hagar (Dabageed) Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan isla markaana uu ka soo bixi karo shaqada loo Diray.
Xubnihii ka qayb galay munaasabaddaas ayaa Aad u soo Dhaweeyay Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan, iyagoo u Rajeeyay Shaqo Wanaag.Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar
NO COMMENTS