Fursad shaqo oo ka banaan Wasaaradda Amniga gudaha
Views: 3713
Saturday December 19, 2015 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkuguu soo gudbineynaa shaqo ka banaan Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya, hadaba cid Allaalle iyo ciddii daneyneysa inay buuxiso sharuudaha looga baahanyahay qofka la qaadanayo, ka akhriso lifaaqa hoose ee Linkiga.
Halkan ka akhriso lifaaqa shaqada banaan iyo sharuudaha looga fadhiyo qofka shaqadan daneynaya.
Marka aad warbixinta akhrisato waxaad xogtaada ku diri kartaa Email-kan lii26@outlook.com
Haddii aad dooneyso faah faahin intaas ka badan wac00252619999184
NO COMMENTS