Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo.
Views: 3721
Friday December 18, 2015 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka degay Garoonka Magaalada Kismaayo waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Madaxweeyne ku xigeenka Jubaland Xubno ka tirsan labada Gole, Siyaasiyiin iyo qeybo kamid ah Bulshada rayidka.





Waxaa Soodiyaariye Warkani C.qaadir Xasan Jookar
NO COMMENTS