![]() |
Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Max’ed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo.
Friday December 18, 2015 - 21:33:32
![]() Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka degay Garoonka Magaalada Kismaayo waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay Madaxweeyne ku xigeenka Jubaland Xubno ka tirsan labada Gole, Siyaasiyiin iyo qeybo kamid ah Bulshada rayidka. ![]() ![]() ![]() ![]() ![]() Waxaa Soodiyaariye Warkani C.qaadir Xasan Jookar
|