Dhageyso:-Dowladda oo Ciidamo Geysay Jidka Isku Xira Afgooye iyo Balcad
Views: 3214
Thursday January 18, 2018 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Todobaadyadii u dambeeyay, jidka isku xira magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee Shabeellooyinka waxaa ka jiray falal amni xumo ah, ka dib markii maleeshiyada al-Shabab ay weeraro gaadmo ah ku qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo waddadaa ku safrayay.
Dowladda oo kajawaabeysa arrintaasi, ayaa ciidamo geysay halkaasi, iyadoo shalyna uu booqday wasiirka amniga Soomaaliya.
Maxamed Colaad Xassan ayaa xaaladda jidkaasi ka wareystay gudoomiye ku xigeenka Balcad ee dhinaca siyaasadda iyo amniga, Abukar Aden Codeey.
NO COMMENTS