SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Dhuusamareeb
Views: 3472
Wednesday January 17, 2018 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa gaaray Caasimadda Maamulka Galmudg Ee Dhuusamreeb.
Waxaa Garoonka Diyaarada Kusoo Dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug Iyo Madaxa Xukuumada Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir intaas Kadib Ayaa Waxaa Madaxweynaha Koonfur Galbeed Loo Gudbiyay Xarunta Gobolka Waxa Uuna Halkaasi Kula Hadlay Warbaahinta.
Horay waxaa u gaaray Magaalada Dhuusamareeb Madaxda Hirshabelle iyo Puntland.
Waxa ay ka qeyb galayaan dhameystirka Heshiiska maamulada Galmudug iyo Ahulusunna.
NO COMMENTS