SAWIRRO: Xildhibaano iyo Wasiiro gaaray Dhuusamareeb
Views: 3400
Sunday January 14, 2018 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Waxaa Goor dhow Gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug wafdi Isugu jiro Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.
Xildhibaanada gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka mid ah Senator Jawaahir Axmed, Ahmed Macalin Fiqi, Abdixakiin Macalin.
Waxaa sidoo kale Wafdiga Dhuusamareeb ka tagay ka mid ah Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha Cabdullaahi Wehliye.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka Magaalada Dhuusamareeb.
NO COMMENTS