DAAWO SAWIRRADA: Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo ku damaashadaya Xeebta Baraawe
Views: 5427
Friday April 15, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo uu kamid yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose ayaa u damaash tagay xeebta magaalada Baraawe,halkaasi oo ah xarunta maamulka koofur galbeed wallow aysan wali ku shaqo bilaabin.
Website Buulomareer.com waxaa uu si gaar u soo bandhigi doonaa horumarka dalka, si gaar ah arrimaha gobolka Shabellaha Hoose.
DAAWO SAWIRADDA DAMAASHAADKA BARAAWE
WAXAA IDIN SOO
DIYARIYE
WAR KAANI WARIYE
CABDUL QAADIR JOOKAR
NO COMMENTS