![]() |
DAAWO SAWIRRADA: Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo ku damaashadaya Xeebta Baraawe
Friday April 15, 2016 - 12:19:18
![]() Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koofur Galbeed oo uu kamid yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose ayaa u damaash tagay xeebta magaalada Baraawe,halkaasi oo ah xarunta maamulka koofur galbeed wallow aysan wali ku shaqo bilaabin. Website Buulomareer.com waxaa uu si gaar u soo bandhigi doonaa horumarka dalka, si gaar ah arrimaha gobolka Shabellaha Hoose. DAAWO SAWIRADDA DAMAASHAADKA BARAAWE
WAXAA IDIN SOO
DIYARIYE WAR KAANI WARIYE
CABDUL QAADIR JOOKAR |