Daawo Sawiro iyo Muuqaal " Gaariga Aduunka ugu xawaaraha dheereeya oo lasoo saaray iyo Shirkad Caan ah oo
Views: 4978
Thursday April 14, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Gaarigan Cusub ayaa tijaabo lagu sameenayay xawaarihiisa waxa ay ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Fujairah ee dalka Isu Taga Imaaratka Carabta, waxaana gaarigan uu waday Darawal u dhashay dalka Polanad, uu ku orday xawaare dhan 304.96 km/hr.
Shirkadda Nissan Gaarigan cusub ee soo saartay ayaa sidan ku galay Buuga lagu diwaan galiyo Dhacdooyinka Caalamka ee Guinness World Records, waxa uuna gaarigan noqday kan ugu xawaaraha dheereeya Xiligan Dunida.




WAXAA IDIN SOO
DIYARIYE
WAR KAANI WARIYE
CABDUL QAADIR JOOKAR
NO COMMENTS