Daawo Sawirada'' Maleysia oo lagu arkay Maska adduunka ugu dheer iyo muuqaalkiisa oo shaqo badan loo hakiya
Views: 5064
Wednesday April 13, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Maskaani ayaa waxaa laga dhex helay goob ay ka socto howl dhismo, waxa uuna aragtidiisa kala carar ku riday shaqaalihii hayay dhismahaasi.
Maskaasi ayaa waxaa durbadiiba lagu biiriyay buuga dhacdooyinka, kadib markii ugu horeysay oo halkaasi lagu arkay mas sidaa u dheer.





WAXAA IDIN SOO
DIYARIYE
WAR KAANI WARIYE
CABDUL QAADIR JOOKAR
NO COMMENTS