waxaa lagu guuleystey qaliinkii lagu sameeyey hooyo Soomaaliyeed
Views: 4189
Wednesday April 06, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Alh, waxaa lagu guuleystey qaliinkii lagu sameeyey hooyo Soomaaliyeed oo aad u dhibaateysneed maanta waa maalinfarxadeed maadama aan hooyo Janay laga qaadey kurbadii iyo xanuunki saarnaa. Waxaan halkaan aga mahadcelineynaa ina ka qeeb qadatey. Arlaadi Aid wexey u taagantahay umadda Somaaliyeed meel kasta eey joogta. La'aantiinana wax maqaban karno. Inshaa Allah ahalag weeb qaato si aan walaalah kurbeysan kurbada aga qaadno. Anaga Ilaahey baa kurbada inaga qaadaayo inshaa Allah
NO COMMENTS