Madaxweynaha oo dalka ku soo laabtay – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3775
Thursday January 28, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Madaxweynaha ayaa shalay magaalada Eldoret ee dalka Kenya waxaa uu kaga qeybgalay munaasabadda balaaran oo lagu baroor-diiqayay askartii Kenyaanka aheyd oo qeybta ka ahaa howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM kuwaas oo 15 bishan Janaayo maleeshiyaadka kooxda Al-shabab ay ku dileen deegaanka Ceel-Cadde ee gobolka Gedo.
Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar
NO COMMENTS