Allaha u naxariiste Cabdi Xaaji Goobdoon oo Saakay ku geeriyooday Muqdisho”Dhageyso” – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3945
Tuesday January 26, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah qabiir Saxaafadeed, muddo dheern ka soo shaqeynayay Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ku soo booday Xanuun dhinaca wadnaha iyadoo Saakay 4:30 daqiiqo uu ku geeriyooday Cusbitaalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho.
Abuukar Xaaji Goobdoon oo ay walaala yihiin Cabdi Xaaji Goobdoon Allaha u naxariistee ayaa nooga sheekeeyay taariikhda walaalkiis Cabdi Xaaji Goobdoon oo saakay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho
Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar
NO COMMENTS