![]() |
Allaha u naxariiste Cabdi Xaaji Goobdoon oo Saakay ku geeriyooday Muqdisho”Dhageyso” – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Tuesday January 26, 2016 - 08:19:33
![]() Cabdi Xaaji Goobdoon oo ah qabiir Saxaafadeed, muddo dheern ka soo shaqeynayay Warbaahinta Soomaaliyeed ayaa xalay Saqdii dhexe waxaa ku soo booday Xanuun dhinaca wadnaha iyadoo Saakay 4:30 daqiiqo uu ku geeriyooday Cusbitaalka Daarushifa ee magaalada Muqdisho. Abuukar Xaaji Goobdoon oo ay walaala yihiin Cabdi Xaaji Goobdoon Allaha u naxariistee ayaa nooga sheekeeyay taariikhda walaalkiis Cabdi Xaaji Goobdoon oo saakay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar |