Guddoomiye Jawaari oo ka degtay Beydhabo – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3894
Tuesday January 19, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa goordhow ka degtay garoonka diyaaradaha Magaalada Beydhaba halkaas oo ay uga qeyb galayaan Caleema Saarka Guddoomiyaha Cusub ee Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed iyo kuxi-geenkiisa.
Guddoomiyaha iyo Wafdigiisa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed iyadoo saacada soo socda la filayo inay dhacdo Xafladda lagu caleema saarayo guddoomiyaha cusub
Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar
NO COMMENTS