Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Bay Oo Ka Warbxiyey Nuxurka Ujeeda Safar Uu Ku Tagey Muqdisho

  Monday January 18, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Baydhabo(INO)- Gudoomiyaha Gobolka Bay C/rashiid C/laahi Maxamed oo Maalmahanba Safar Shaqo U jiray Magaalada Muqdisho aya ka warbxiyey Ujeeda Safarkiisu uu daarana.

Gudoomiye LFC ayaa Sheegey in Kulamo La Soo yeeshey Wasiiro & Xilibaano Katirsan BFS Islamarkana Kaso jeeda Degaanada Dowlada KGS Wuxuna Kala Hadley In Ay Kalin Buuxda Kaqataan Dowrka Ay Ku leyihiin Dib Udhiska Gobalka Bay.

Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Maamulka Gobalka, Kan Degmada Baydhabo & Shacabka Oo Isku Duuban Waxa Ay Iska Kaashadeen Guud Ahaan Hormarka Gobalka, Ayagoona Wax Wey Kaqabtay BaahiyahaAas Aasiga Bulshada Sida Caafimadka,Wax Barashada, Jidadka, Dib Usoo Celinta Bilicda Magaalada, Waxeyna Hormar Utahay Dad Weynaha Ku dhaqan Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaar Ahaan Gobolka.

Mudoyoinkii Ugu Dambeeyey Maamulka Gobalka Bay & Kan Degmada Baydhabo Waxa Ay Inbadan Baaq Qeyla Dhaan Ah Udirayen Hey’adaha Samafalka Jaalidiyaha Kaso Jeeda KGS, iyagoona ka codsanayey inay kala qiib qaataan Horumarinta iyo Cawaainaad dadka Barakacyaasha ah ee ku jira Kaamamka Baydhabo.

Waxana Baaqaasi Kaso Jawaabey Dowlada UK oo Inbadan Maamulka Gacan Kasiisey Dib Udhiska Wadoyinka, Galinta Nalalka Cadceeda Kushaqeya Ee Solarka Haatana Waxa Ay Ugu Deeqday 175 Nalalka Cadceeda Ku Shaqeya We Haatan Sogarey Magalada Baydhabo.

Ugu dambeyntii, Waxaa Kaloo Baaqa Maamulka Kasoo Jawabey Dhalinyaro Kasoo Jeeda KGS oo Ku dhaqan Dalka Mareykanka Dhalin Yaradasoo Ku Bahoobey NGO Maxali Ah OO Lagu Magacabo Arlaadi Aid Waxeyna Cisbitaalka Baydhabo Ugu Deeqen Kunteenar 40 fit ah Oo Kujira Agabyo Kala Duwan Ay Ka Fa’ideysan Doonan Bulsha Weynta Kudhaqan Gobakadan, Agabkasi Wuxu Magalada Baydhabo Soogaarayaa Bisha Soo socoto.

Halkan Ka Daawo sawiradda


Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS