Taliyaha ciidanka booliska oo si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Sudan “SAWIRRO” – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Saturday January 16, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Wafdi uu hogaaminayo taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa xalay gaaray magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Sudan.

Wafdigan oo ay soo dhaweeyeen saraakiil uu ka midyahay Taliyaha Ciidanka Booliska Dalka Sudaan ayaa waxaa sidoo kale ka qaybgalay mas’uuliyiin ka socotay safaaradda oo uu horkacayay siihaya Safaarada Mudane Ibraahim Guure Maxamed

Taliyaha ayaa marki uu soo gaaray garoonka dayuuradaha ee Khartoum waxa uu warbaahinta Qaranka u sheegay inuu u yamid xalfad lagu furayo Sheybaarka Danbi barista dalalka Bariga iyo Bartamaha Africa oo laga hirgelinayo dalka Sudan.

Taliyaha ayaa sidoo kale ka hadlay safar shaqo oo uu maalmihii u danbeeyay uu ku marayay dalka Turkiga.

Dalalka Sudan iyo Turkiga waxa ay kamidyahiin Wadamada aadka u daneeya arrimaha Soomaaliya doorna ku leh soo ka bashada dalka.

DSC02892DSC02895DSC02896DSC02902DSC02905DSC02911DSC02914DSC02915DSC02919DSC02921DSC02922DSC02931DSC02935

Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS