Wafdi uu Hoggaaminayo Madxweyne Xasan Sheekh oo goordhow ka degay Kismaayo – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3642
Wednesday January 13, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kismaayo halkaas oo la filayo inuu ka furmo Shirka Madasha wada Tashiga.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa oo ay ka mid yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno waxaa garoonka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Jubba Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Mas’uuliyiin kale, waxaana saacadaha soosocda la fuilayaa inuu furmo Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka 2016’ka.Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS