Daawo Sawiro Qurxoon Munasibadda caleema saarkii madaxweynaha jubba ganaane state ee shaley kadhacdey magaalaada Muqdisho
Views: 3760
Sunday January 10, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Munasibadda caleema saarkii madaxweynaha
jubbaganaane state ee shaley kadhacdey
magaalaada Muqdisho , munaasibada ayaa waxaa ka soo qeybagaley dhamaan
bulshadda noocyadeeda kala duwan sida xildhibaana Diihore EE Dawladii kumeel garka Soomalia, ugaasyo, siyaasiyeen , uraradda
haweenka,uraradda dhalinyaradda, iyo dhamaan bulshaweynta deeganadaas ka soo
jeeda.
Waxaa hadalo ka soo jeediyey
xafladda caleema saarka siyaasiyiin iyo aqoon yahano ka soo jeeda degaanada uu
kateliyo dowlada gobaleedka jubba
ganaane state.
Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS