Qorshe lagu Dhameys Tirayo Argagixisada Shabaab oo ka socda Jubbaland” Dhageyso – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3732
Tuesday January 05, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Saraakiisha Amniga Dowlad Gobolleedka Jubbaland ayaa sheegay in
horaanta Sannadkaan Cusub ee 2016’ka ay qaadi doonaan howlgalkii lagula wareegi
lahaa deegaannada wali gacanta ugu jira kooxda Al-shabaab.
Afhayeenka Dowlad Gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Cara boo
lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga ay wadaan qorshayaal
loogu diyaar garoobayo howlgal lagu qaadayo deegaanno lagu tuhmayo in ay wali
ku sugan yihiin kooxda Alshabaab isla markaana ay dadka ku dhibaateeyaan.Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye
C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS