Nikcolas Kay oo ka hadlay waxqabadka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

  Monday December 21, 2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Wakiilka Waqtigiisu sii dhamaanayo ee Qaramada Midoobe u qaabilsan Soomaliya Ambasador Nickolas Key oo Waraysi Siiyay SNTV ayaa ka hadlay waxqabadka xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Danjire Nikolas Key Waxa uu sheegay in Horumar la taaban karo Soomaaliya ay gaartay, iyadoo taageero ka helaysay Qaramada Midoobay.

Nikolas Key oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi ku daray in Ciidamada XDS iyo Kuwa AMISOM ay guula waa weeyn ka soo hooyeen dagaalka ka dhanka ah Kooxda Alshabaab.

Wakiilka Qaramada Midboobay ayaa soo dhaweeyay isbedelka Lagu Sameeyay howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Ergayga cusub ee loo soo magacaabay.

Nikolas Key ayaa ugu dambeyn rajo wanaagsan ka muujiyay in Soomaaliya ay cagaheeda isku taageeyso dhawaan, isagoo kula dar daarmau ummadda Soomaaliyeed iney u soo jeestaan sidii looga soo kaban lahaa burburka.

Wakiilka Qaramada Midoobe ayaa sheegay in Soomaaliya ay wax badan u qabsoomeen iyadoo loo maray Barnaamijka Hiigsiga Cusub.Waxaa Soodiyariyey Warkaani Wariye C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS