Siyaasiga Cilmi Faarax Wabbi oo bogaadiyay xabad joojinta ka dhalatay Beledweyne “Dhageyso”
Views: 3767
Thursday December 17, 2015 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Siyaasiga Cilmi Faarax Wabbi oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa Dowladda Soomaaliya iyo waxgaradka reer Hiiraan ku amaannay doorkii ay ka qaateen xabad joojintii laga gaaray colaaddii Beledweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan.
Cilmi Faarax Wabbi oo ku sugan magaalada Sydney ee Dalka Australia ayuu u waramay Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Hiiraan Cabdiweli Xasan Jimcaale (Cowke).
NO COMMENTS