Wax Kabaro Somalida kunool Wadankan Turkiga

  Wednesday November 19, 2014 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  
barnamijkan oon ugu magacdarnay WAX KABARO SOOMAALİDA KUNOOL WADANKAN TURKİGA Run ahaanti waxaan oran karnaa barnamıjkan waa barnaamıj ay in badan oo soomaali ay inta badan ay is weydineyso qaab ceenkee ay ku nool yihiin dadka kunool wadanka Turkey laakiin Waxaan orankarnaa waa wadan nabad ah oo marka ay ku weydiyaan passprka aaad dhahdo waxaa ahay Soomaaliya durba ay ku dhaafaayaan taas micnaheedu yahay in Soomaalida passpoorkoodu yahay wajiga oo ah magaca Soomaaliya. Wadan Turkigu waa wadan aad uu ilbax ah oo lagu tilmaami karo ama uu yahay wadamada ugu taariikhda dheer; hadii aan u jilicno dhanka Soomalida ku nool wadankan Turkiga waxay ku joogaan dhoowr Waji . Wajiga kowaad waa Arday-nimo oo ah arday jamcado kadhigata, illaahiyaad oo ah dugsi sare iyo kuwo aad u yar oo dhigtaan ama loogeeno tababar oo ciidamo ama askarinimo sida aad u taqaano; waxaa uga danbeesey in ay u aadaan dibada wax barashado Dowladıii Siyaad Bare intii lagu dhaxjirey muadii dowladii siyaad bare ay u yimaadaan wadankaan waxbarasho markii ay burburty dowladii somaliyeed kadib wax Ardaya oo ka faaidaysty way yareed deeq waxbarasho. mar kale ayaa soo if baxdey oo la argey wax qabadka Turkey oo o gargaareeso umada soomaaliyeed dhanka waxbarasho waqtigii Dawladii SHeekh Shariif Sheekh Ahmed Ayaa waxay bilowday saxibtinimo labada Dowladooda Run ahaatıına aya fursad u heleen dhamaan ardayda somalıyeed uga faiidaysteen fursad waxbasho. waxaa kale oo jira Dad iska dagan oo daganasho ku haysta aan ardayna ahayn Qoxotina ahayn oo ka imaadeen yurub si ubadkooda dhaqanka muslinka ay ugu bartaan madaama uu yahy wadan musllim ah; dagaansho kujooga oo haysta dhalsho yurub ah una yımaada ubadkooda siday uga soodheryaan diinta masixiiga ah waxaan lenahy inbadan oo soomali ah illahy ha usoo hadeeyo ubadkooda. sidoo kale waxaa jiro kuwo Qoxootinimo iyagoo kaheleen magan galyo UNHCR Qoxootinamada umada soomalıyeed ku joogta waxaa lagu qıyasaa runtii ana lahubin qiyaas ahaan 600 qiyaas ahaan inay kayaryihiin way dhacdaa runtii Dadkan oo ku nool dhamaan Wadanka Gobaladiisa Ayna ku qorto UNHCRTU si ay ugu ogadaan mesha xaaladooda caafimad iyo magan galya ahaanba waana dadka ugu badan wadankan soomalida ahaan marka loo eego wadamada Africa dadka Qoxootiga ku jooga. dad uyimada inay kasibaxaan oo wado ka dhigto ayagoo rabo in ay ka siibaxaan oo rabaan in ay sii aadaan wadamada yurubta.

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS