Madaxweyne Xasan oo gaaray Jowhar – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 3619
Tuesday January 12, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka degay magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyay halkaasi.
Madaxaeynaha iyo wafdigiisa oo ay ka midyihiin Madaxweynaha maamulka Galmudug, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaano.
Wararka ayaa sheegaya in socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh uu la xariiro sidii uu halkaasi uga furi lahaa shirweynaha maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS