DAAWO SAWIRRADA XUSKA CIIDANKA NABAD SUGIDDA OO LAGU QABTAY MUQDISHO – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Views: 4025
Sunday January 10, 2016 | ![]() |
![]() |
![]() |
PRINT THIS PAGE | ![]() |
SEND TO YOUR FRIEND |

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada munaasabad lagu xusayay sanadguuradda 46-aad ee kasoo wareegtay markii la aas-aasay ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed oo xalay lagu qabtay Muqdisho, waxaana ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.
Sidoo kale intii ay munaasabadda socotay waxa uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud shahado sharaf guddoonsiiyay Agaasimaha Telefishinka Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-cadaalla iyo Weriya Cabdicaziiz Maxamuud Guuleed Afrika oo ka tirsan Wariyeyaasha Warbaahinta Qaranka.
Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar
NO COMMENTS