Shirweynaha  guddiga Olombikada Soomaliya oo  lagu qabtay Muqdisho-Sawirro – Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya

  Friday January 08, 2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO YOUR FRIEND  

Shirkan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa waxaa ka soo qeybgalaywasiirka dhalinyarada iyo isboortigaMaxamed C/laahi Xasan Nuux ,Xildhibaano, wasiiro hore , maamulka gobolkaGuddiga Fulinta GOS, Madaxda Xiriirada, Ururuada ,Zoonanka gobolada dalka iyo marti sharaf kale.

Shirweynaha oo soconayay 6-7Januaryayaa waxaa warbixinlagu falanqeynayowaxyaabihii GOS u qabsoomay sanadkii tagay ee 2015 Gudaha iyo dibaddaiyo waxa hada uqorsheeysan ineey qabtaan sanadkanoo ay kamid aheydfaahfaahinta dhaqaalaha soo gala GOS iyo sidaay uqarashaareyso waxaa soo jeediyay xoghayaha GOS Duran Axmed Faarax ,waxaana warbixintasi weynugu riyaaqayMadaxda shirka ku sugnayd.

Sidoo Kale waxaa shirkaka hadlay Xildhibaan Pro:Cabdiraxmaan Xaaji Aadan(Ibi) Ex Wasiirkii hore ee GaadiidkaSaciid Jaamac Qorsheel,Taliyaha ciidanka Asluubta sareeye gaas Bashiir Maxed jaamac (Bashiir Goobe) waxayna amaan usoo jeediyeen GOS oo dowladda aanan garab kahelayn isboortigahorumarintiisa u istaagtaywaxayna si gaar ugu hambalyeeyeen dadaalka xagga maamul wanaaga iyo habka wanaagsan ay u soo bandhigeen warbixin sanadeedka dhanka dhaqalaha oo tusaale wanaagsanah.

Masuuliyiintaayaa dhanka kale Wasiirka dhalinyarda iyo isboortiga oo goobta ku sugnaa ka ugu baaqay in uu dadaal u galo sidii GOS iyo Xiriirada ay Miisaanyad uga heli lahayeenXukumada iyo dib u soo celintaGaroonka Stadium Muqdisho iyo garoomadiikooxaha dalka.

Wasiirka dhalinyarada isboortiga Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuuxoo shirweynaha ka hadlay ayaa tilmaamay in Wasaaraddiisuay ka go’an tahayhorumarinta Isboortiga ,waxuuna ku baaqay in la qabto shirweyneay ku kulmayaanWasaaradda ,GOS,xiriirada iyoodayaashii hore ee isboortiga taasoo ah ari ayku xalin karaan dhibaatooyinka jira guud ahaan ayna si wadajir ah guul uga gaari karaan sidii ay dowladda uu qancin lahaayeen in ay kaalin muuqata ka qaadato horumarka isboortiga dalka.

Guddoomiyaha GOSCabdullaahi Axmed Tarabi oo shirweynaha soo xeray ayaa sheegayin GOS oo heshiis la gaartay shirkad Hantidhowr ah iyo Qareenookala shaqeeya Horumarinta isbootiga .

Guddoomiye Tarabiayaa dhanka kalemadaxda xiriirada iyo Soonanka kula dardaarmay in sanadkan 2016 ay sameeyaan isbedel weyn , gaar ahaan Gobolada ay ka guuraan hanaanka Magacaabista oo ay u dhaqaaqaan hab doorasho, waxuuna ugu dambayn u mahad celiyay dhamaan masuuliyiintii kasoo qayb gashay shorwanaha.

IMG_0902IMG_0906IMG_0934IMG_0939IMG_0961IMG_0981IMG_1007IMG_1011IMG_1026IMG_1069IMG_1075IMG_1078IMG_1094IMG_1123IMG_1142IMG_1182IMG_1203IMG_1213IMG_1243j

Waxaa soo diyaariye warkaani Wariye C.qaadir hassan jokar

NO COMMENTS

ADD YOUR COMMENT:

*

*

*

  RELATED ITEMS  
   
  MOST READ  
   
  LATEST NEWS