Jecelka Shacab iyo Shakhsiga
Sunday April 06, 2014 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Jecelaka Shacabkaaga iyo Dhulka dhamaad malah, lakin jecelka shakhsiya bilow iyo dhamaad ayow leeyahey.Jecelka
wadanka waxow ka midyahey Imaankaa Islaamka.
Dawladaha kale Aduunka Shacankooda iyo Dhulkooda waxey jecelyihiin.
Laakin Somalia waxey yaqaanin shakhsi
neceb iyo Shakhsi jecel. Qalbi
xumaan iyo Xasidnimo taaso EBBE aan raali.Qadiyadooda waxey u burburinyeey
waxaan EBBE raali ka eheyn , taasina waxaa daliil u ah manta Somalia ay maamulaan Dawladi shisheyi.shacankooda uu noqdo shacabka u liito Adunyada
Dhaqankaas argtida dhawah, waa in aan u badelna Jecel aan u qabto Umadeena iyo Dhulkeena, Jecelkaasa waa in u salesnada Rabitaanka Umada iyo
Jecelka Dhulkeena. Hoogamiyaalka waa isbedelaan, lakiin shacabka iyo Dhulka
ilaa Yowmul Qiiyaama Joogayaan.
Hadlkii oo koban, awoodeena waa in aan saarna sida loo xaqiijin laha
Rabitaanka Umada oo dooneyso in la soo celiyo sharaftooda iyo Karamodoodaoo ah Maamul wanaaga, Cadalad, Nabad
, Horumar in ay awooda gaarto. Allahuma Balaqto.
NO COMMENTS