![]() |
Dhageyso:-Cabduqaadir Axmed oo Loo Yaqaano Chief Sagaareey Ayaa Tacsi u Diray Fanaanaddii Weynayd Khadiijo Cabdulaahi Dalees
Thursday January 18, 2018 - 20:55:26
![]() Cabduqaadir Axmed oo loo yaqaano Chief Sagaareey ayaa tacsi u diray Fanaanaddii weynayd Khadiijo Cabdulaahi Dalees oo dhowaan ku geeriyootay Dalka Canada.
Lahjadda Maayga taasoo ay ka geeriyootay Fanaanadda iyadoo uu meel fiican uu marayo qorista Afka Maayga oo ay Fanaanadda ku lahayd kaalin iyo door lama iloobaan ah oo bahda qalinlayda Afka Maayga ku tabi doonaan Allaha u naxariistee Marxuumad Khadiijo Cabdulaahi Dalees. Ilaaheey Janadii Fardoowso haka waraabiyee. |