Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.
Views: 4335
| Friday December 18, 2015 | PRINT THIS PAGE | SEND TO YOUR FRIEND |
Madaxwaynaha maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.Madaxweyne Gaas ayaa maanta ka anbabaxay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana Gaalkacyo kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka kala tirsanaa labada Gole, Siyaasiyiin, Odayaal dhaqmeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada rayidka





Waxaa Soodiyaariye Warkani C.qaadir Xasan Jookar

NO COMMENTS