![]() |
WAR SAXAAFADEED Xisbiga Tiir oo ka mid ah asaxaabta siyaasaddeed ee leh Sharciga, waxa uu ka walaacsan yahay xaaladda siyaasaddeed iyo marxaladda uu haatan marayo wadanka Soomaaliya, nasiib-darro dhibaatooyin badan oo is-biirsaday ayaa jira, kuwaasi oo u baahan in si deg-deg ah xal looga helo. Xisbigu isaga oo u damqanayo dadkiisa iyo dalkiisa waxa uu ku talinayaa qoddobada soo socda:-
Wednesday May 01, 2019 - 23:50:12
![]() WAR SAXAAFADEED
Xisbiga Tiir oo ka mid ah asaxaabta siyaasaddeed ee leh Sharciga, waxa uu ka walaacsan yahay xaaladda siyaasaddeed iyo marxaladda uu haatan marayo wadanka Soomaaliya, nasiib-darro dhibaatooyin badan oo is-biirsaday ayaa jira, kuwaasi oo u baahan in si deg-deg ah xal looga helo. Xisbigu isaga oo u damqanayo dadkiisa iyo dalkiisa waxa uu ku talinayaa qoddobada soo socda:-
![]() ![]() ![]() |