Warmoley
Bandhig Arweed Oo Lagusoo Bandhigay Wadanka Turkiga
Bandhig Arweed Oo Lagusoo Bandhigay Wadanka Turkiga

Daawo Sawirada Ganacsatada soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka turkiga oo wax soo saarka shirkadahooda iyo hiddaha iyo dhaqanka soomaliyeed kusoo bandhigay bandhig carweed ganacsatada carabta iyo kuwa turkida loogu qabtay magaalada İstanbul ee dalka Turkiga


SAWIIR QAADE ABDULKAADIR GALYR
SOOSARE WARIE ABDULKADIR JOOKAR